kaban
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kaban1
Magac labMuusikoAlaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
kaban2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la kabey noqosho.
Is-rogga falkan
-bmay, -bantay; -bmi
kaban3
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la kabay ahaansho.
Is-rogga falkan
-bnaa, -bnayd