Qaamuusle LogoQaamuusle

kabbo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kabbo1
Magac dheddig
1
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado.
2
Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

kabbo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
Is-rogga falkan

-baday, -batay