Qaamuusle LogoQaamuusle

kalabbax

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kalabbax1
Magac lab
Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.
kalabbax2
Magac labKiimika
Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.
kalabbax3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Laba shay oo isku jiray kala miirmid.
2
Laba shey ama ka badan oo isku jiray kala furmid.
3
Derin, maro iwm kala siibmid.
4
Kala tegid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday