Qaamuusle LogoQaamuusle

kalabbixiye

Magac labCilmiga-naflayd
Noole ka hela tamarta burburka kiimikeed ee noolayaal dhintay ama qashinka dhirta. Tusaale ahaan: dirxi dhuleed, fangiga iyo bakteeriya fara badan.
Wadarta Magacan

-yayaal, m.l/dh