Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kalax
Magac lab
1
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
2
Bocool weyn oo berriga laga helo.
Wadarta Magacan
-xyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Kalabbaxsanaansho
Magac lab ama dheddig
2: kal
Magac dheddig
3: kal-dibadeedka dhudhunka
Magac lab
4: kal-xawaaji
Magac lab
5: kala
Qurub Falkaabe
6: kala-dheereynta-dhalmada
Magac dheddig
7: kala-durug-qaaradeed
Magac lab
8: kala-faa'iidaysi
Magac lab