Qaamuusle LogoQaamuusle

kalnugul

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax niyad debecsan oo raxmad badan ahaansho.
2
Wax cabsi badan ahaansho (qof).
3
Wax adkaysi yar ahaansho (qof).
Is-rogga falkan

-glaa, -glayd