Qaamuusle LogoQaamuusle

kaltiri

Fal magudbe, isrogrogga 2aad
1
U k.: xooluhu inta ay biyaha ka qadayaan xisaabin.
2
Wax riman sidkooda u maalmo tirin.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay