koromosoom
Magac labBaayoloji
Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromo- soomyadu waxay ka koobanyihiin koro- matiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.
Wadarta Magacan
-myo, m.dh
-myo, m.dh