Qaamuusle LogoQaamuusle

diiq

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

diiq1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
diig (-qaq, m
l) Digaagga kiisa lab
2
Kalluun yaryar oo gudguduudan.
3
Ciriiri.
4
D. ah: si dhib leh.
diiq2
Magac dheddig
1
Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qof jirran iwm.
2
Allabbari dad isu keenaan. ld diiqo.
diiq3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax sii yaraansho, sii liciifid.
2
U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday