koror
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
koror1
Magac labInta, wax ku darsanta.
koror2
Magac labKiimikaIsbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.
koror3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax is khordin.
2
Ku k.: wax, wax kale ku darid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay