Qaamuusle LogoQaamuusle

labasaab

Magac labFiisikis
Nooc toobineed oo leh xoodbeeg ka weyn hal, ama laba-sakaraydh waa xood furan oo leh laba laamood iyo laba dhibcood ee wanqareed. Habdhiska kullannada kaartis, isle'egla beegaalka ah ee labasaab waa: x2 - y2 = 1. ld labosaab.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh