labo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
labo1
Magac dheddig tiraale1
Tirada kowda iyo saddexda u dhexeysa; “2”.
2
Labadaba.
Tusaale
“Labadaba way fiicanyihiin”
labo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aadWax qasasho.
Is-rogga falkan
-btay, -batay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-btay, -batay