Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
leh
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax qabid.
2
Hadal dhihid.
3
Is l.: wax malayn. Tus.: “Waxaan is leeyahay berri halkan imow”.
Is-rogga falkan
lahaa, lahayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: lehel
Magac lab