luqunjibbaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
luqunjibbaar1
Magac labLegdidda nafley la legdo iyadoo qoorteeda la wareejinaayo.
luqunjibbaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid. ld luqunjebi.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay