maandow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maandow1
Magac lab khabarM. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.
maandow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadGabow awgiis wax la kala garan waayid (qof).
Is-rogga falkan
-ay, -day
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ay, -day