Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen.
2
Qardhaas; xirsi.
Wadarta Magacan
-nno/makaraan, m.dh
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Makaraan-ka)
1. Cadad qori ah oo harag ku jallaadan yahay oo caadaqaateyaashii hore, wiilasha dhasha - kolka wax laga siiyo - u xiri jireen.