Qaamuusle LogoQaamuusle

mareegadheer

Magac dheddig
1
Xiddig kuwa dayaxa ugu dhow ka mid ah oo soo baxa xilliga dayrta.
2
Qof haween ah oo dhalatay 14-naadka dayaxeed oo dadku aaminsanyihiin inay ayaandhalad tahay.