Qaamuusle LogoQaamuusle

marsii

Fal laba-gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin.
2
Wax kale dul marin (wax).
3
Wax meel ku dul socodsiin.
4
Arrin cid kale ogaysiin (gob).
5
Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).
Is-rogga falkan

-iiyay, -iisay