Qaamuusle LogoQaamuusle

marsubaaliya

Magac dheddigCilmiga-naflayd
Dir hoosaad ka tirsan naasleyda, hababka kala soocidda qaarkood dir hoosaadkan waxa loo yaqaanaa mataseria, marsubaaliyana waxay noqonaysaa duul ka tirsan dir hoosaadkan. Xubnaha dir hoosaadkan degaankoodu wuu xaddidanyahay, badankoodana waxaa laga helaa Ustaraaliya iyo koonfur Ameerika.
Tusaale
Kaanguruu
Wadarta Magacan

-yayaal, ml./m.dh