Qaamuusle LogoQaamuusle

maskarjab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

maskarjab1
Magac lab
1
Mowjadda jabbiddeeda.
2
Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay.
3
la midka ah (ld):
maskarjabid
ld maskabjab¹
maskarjab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof sharaf-jabid maamuus dhicid.
2
Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab².
Is-rogga falkan

-bay, -btay