Qaamuusle LogoQaamuusle

garab

Magac lab
1
Lafta isu haysa karraysta, sararta iyo gacanta.
2
Baalka shimbiraha.
3
Kaalmo af iyo addin leh.
4
Daruura is haysta oo da'aysa.
Wadarta Magacan

-rbo, m.dh