Qaamuusle LogoQaamuusle

jirrab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jirrab1
Magac lab
1
Dhibaato badan.
2
J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay.
3
J. ah: qof dhiblow ah.
4
Tijaabo.
5
la midka ah (ld):
jirrabid
jirrab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid dhibaato gaarsiin.
2
Ku j.: cid wax ku qasbid.
3
Wax tijaabin.
Is-rogga falkan

-bay, -btay