taarash
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
taarash1
Magac lab1
Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade.
2
la midka ah (ld):
tarash
Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo
taarash2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadMaro tarash u yeelid. ld tarash².
Is-rogga falkan
-shay, -shtay