Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
fulul1
Magac lab
1
Saxro (xayawaan ama dad) oo markaas la saxrooday.
2
fulul2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax aasnaa sida xidid dibad u soo bixid.
Is-rogga falkan
-ulay, -ushay
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Fulul-ka)
1. (xididdada geedaha, kd.) aan dhab dhulka ugu aasnayn oo aan soo bixintoodu qodid u baahnayn: waxaa ku filan in inta madax keliya lagu dhego hadba kor loo soo dhifto taniyo intuu ka soo wada baxo.
2. Wixii sida xididdada dhirta oo aan qarsoonayn ama dibadyaalka ah oo kale loo soo baxsho.