Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
maydhax1
Magac dheddig
Wadarta Magacan
-xo, m.dh
maydhax2
Magac dheddig
Botani
Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cuntada waxay ka soo qaadaan halka lagu sameeyo, waxaanay geeyaan meelaha looga baahanyahay, sida meelaha korritaanka.