Qaamuusle LogoQaamuusle

meerto

Magac dheddig
1
Si wareegto ah oo wax loo qaybsado; kaltan; miilo.
2
Meermeerto; mid².
3
M. ah: geel karreeb ah.
4
Marti muddo gaaban joogto.
Wadarta Magacan

-ooyin, ml.