Qaamuusle LogoQaamuusle

milgo

Magac dheddig
1
Ulajeeddo wanaagsan, xurmo, muuno.
2
Shabaag ilo yaryar leh oo kalluunka lagu jillaabto.
3
Kal; miile.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l