Qaamuusle LogoQaamuusle

qoon

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qoon1
Magac lab
Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.
Wadarta Magacan

-ooman, m.l

qoon2
Magac dheddig
1
Cudur, dhibaato.
2
(-oomo, m.l) Dhaawac; nabar.
qoon3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid dhaawac gaarsiin.
2
Cid dhibaato gayeysiin.
Is-rogga falkan

-oomay, -oontay; -oomi

qoon4
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).
Is-rogga falkan

-nmay, -nantay