Qaamuusle LogoQaamuusle

mirdhis

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mirdhis1
Magac lab
Geedgaab leh ubax cas oo dhaadheer, iyo sarab wanaagsan oo guryaha lagu dhisto.
Wadarta Magacan

mirdhis, m.dh

mirdhis2
Magac dheddig
Carjaw xalleefsan oo sanka labadeeda dul kala qoqobta.