dheecaan gaastarig
Magac labCilmiga-naflayd
Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaanik ahayn, haydarookoloorik asiidh, iyo insaymyo dheefshiid. Tusaale ahaan: bebsin, oo ay soo saaraan qanjidho ku safan calooshu.
Wadarta Magacan
dhecaanno ..., m.dh