Qaamuusle LogoQaamuusle

mulli

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mulli1
Magac lab
Biyo badan oo qof liqi karta; mool.
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh

mulli2
Magac dheddig
Xabagta geedaha qaarkood ka baxda oo cusub.