Qaamuusle LogoQaamuusle

murxi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax dubka ka qaadid.
2
Wax qaawin.
3
Harag iwm dhogorta ka hoolid.
4
Qof meel madal ah aad ugu canaansho.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay