naanays
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
naanays1
Magac dheddigMagac dheeri ah oo loo yaqaan qof, kaas oo aan ahayn magaciisa dhabta ah; koofaar. ld naynaas¹.
Wadarta Magacan
-so/-syo, m.dh
naanays2
Magac dheddigKiimikaHab loo qoro iskudhis kimikaad iyadoo la isticmaalayo summadaha atamyada ku jira. Hoosgalayaashu waxay u taaganyihiin tirada atamyada. Naaneys molikiyuulku waxay ku tustaa oo keliya nooca iyo tirada atamyada ah ee ku jira iskudhiska. Dhis naaneys molikuyuulkuna waxay muujisaa sida atammadu u ratibanyihiin.
Wadarta Magacan
-syo, m.dh
naanays3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ku n.: qof magac dheeri ah oo aan kiisii dhabta ahaa ahayn u bixin.
2
Ku n.: cid falkeeda dhaliilid. ld naynaas².
Is-rogga falkan
-say, -stay