nool
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
nool1
Magac lab ururHantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.
nool2
Magac labla midka ah (ld):
noolaan
nool3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax nafi ku jirto ahaansho.
2
Wax aan dansanayn ahaansho (dab).
3
Ku n.: wax qof noloshiisu ku xirantahay ahaansho.
Tusaale
“Cali wuxuu ku noolyahay mushaharkiisa.”
Is-rogga falkan
-laa, -layd