nuunaas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
nuunaas1
Magac lab1
Hadal hoos loo yiraahdo oo qof ku muujinayo in aanu wax raalli ka ahayn; gunuunuc.
2
la midka ah (ld):
nuunaasid
nuunaas2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax aanu raalli ka ahayn dartii hadal hoos ugu dhihid (qof).
Is-rogga falkan
-say, -stay