Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
nuug
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Caano naas ka jaqid.
2
Biyo, naafto iwm tuubbo ku dhuuqid iyada oo la adeegsanayo bishimaha iyo carrabka.
3
Hoore isbuunyo, cudbi iwm ku soo qaadid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: nuud
Magac lab
2: nuuggan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: nuugganaan
Magac faleed dheddig
4: nuugganaansho
Magac lab ama dheddig
5: nuugid
Magac faleed dheddig
6: nuugitaannimo
Magac dheddig
7: nuugmo
Magac dheddig
8: nuuji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad