qaaxo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaaxo1
Magac dheddig1
Dhiska ka samaysan feeraha iyo lafdhabarta iyo waxa ku guda jira (oogada nafleyda); saab, saabley.
2
Cudur xun oo lays qaadsiiyo oo ku dhaca sida badan sambabada; feero sanbab.
qaaxo2
Magac dheddigCilmiga-naflaydMoqor dheecaan ka buuxo kaas oo sameeya moqorka ugu weyn ee xayawaannada lafdhabarleyda ah iyo kuwa lafdhabarla'da ah badankooda.