Qaamuusle LogoQaamuusle

qaddar

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaddar1
Magac lab
1
Karti; awood.
2
Sharaf.
3
Q. ah: xoogaa; kis.
4
Q. ah: qiyaas (waqti).
5
la midka ah (ld):
qaddar²
qaddar2
Magac lab ama dheddigDiinta
Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar¹ (5).
qaddar3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax ahaysiin (Ilaah).
Is-rogga falkan

-ray, -rtay