Qaamuusle LogoQaamuusle

salli

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

salli1
Magac lab
1
Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan.
2
Gogol yar oo lagu tukada.
3
Derin yar.
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh

salli2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
Ku s.: Muslimiin, duco gaar ah Nabiga ugu ducayn.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/-isay; -iyi