Qaamuusle LogoQaamuusle

qalinjebi

Fal magudbe, isrogrogga 2aad
1
Quraan dhammeyn (arday).
2
Tacliin dhammeyn.
3
Ka q.: dugsi sare ama jaamacad la yaqaan ka soo bixid.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay