Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qallalan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax qoyanaa wax engegay ahaansho.
2
Xubin jirka nafleyda ka mid ah wax hawsheedii gabtay ahaansho.
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qal
Magac lab
2: qal-aboodi
Magac lab
3: qalaad
Sifo
4: qalaamaanyo
Magac dheddig
5: qalaanqal
Magac lab ama dheddig
6: qalaanqalmadow
Magac lab
7: qalab
Magac lab
8: qalabayn
Magac faleed dheddig