Qaamuusle LogoQaamuusle

qaraar

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaraar1
Magac lab
1
Dhadhan aan macaanayn.
2
Go'aan.
3
Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

qaraar2
Magac labTaariikh
Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

qaraar3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cid wax ay haysato ka masayrid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay