qasad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qasad1
Magac lab1
Muraad; dan.
2
Fal si ulakac ah loo sameeyo. ld qasdi.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
qasad2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax samayntooda damcid.
2
(f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.
Is-rogga falkan
-sday, -sadday; -sdi