Qaamuusle LogoQaamuusle

qayb goobo

Magac dheddigXisaab
Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood dhexdood iyo meeriska. Bedka q. g. waa 1/2 r +, taas oo r ay tahay acanka, +- na tahay xagasha.
Wadarta Magacan

-bo ..., m.l