Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qiyaasan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax muggooda, dhererkooda iyo culayskooda la cabbiray ahaansho.
2
Ku q.: wax meel ama wax kale ku aaddan ahaansho.
Is-rogga falkan
-snaa, -snayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qiyaame
Magac lab
2: qiyaas
Magac lab
3: qiyaas-khariidadeed
Magac lab
4: qiyaasid
Magac faleed dheddig
5: qiyaasnaan
Magac faleed dheddig
6: qiyaasnaansho
Magac lab ama dheddig