Qaamuusle LogoQaamuusle

qiyaas

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qiyaas1
Magac labDiinta
Qayb ka mid ah tiirarka sharciga Islaamka oo la adeegsado marka arrin la xukumayo laga waayo quraanka, xaddiiska iyo ijmaaca.
qiyaas2
Magac dheddig
1
Cabbirka xag mug, dherer iyo culays ee wax leeyahay.
2
Oddoros; male.
qiyaas3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Mugga culayska, iyo dhererka ee wax leeyahay cabbirid.
2
Wax oddorosid.
3
Ku q.: wax in ay wax kale la egyihiin iyo in kale ku eegid.
Is-rogga falkan

-say, -stay