qoofal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qoofal1
Magac lab1
Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo.
2
la midka ah (ld):
qoofalid
qoofal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadAwr ama faras jeenyaha hore dabar suun ah uga seeteyn.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay