Qaamuusle LogoQaamuusle

qoolaab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qoolaab1
Magac lab
1
Qallooc; nadooc; qolxo.
2
Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw¹.
qoolaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax qalloocin.
2
Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw².
Is-rogga falkan

-bay, -btay