Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qumbe
Magac lab
1
Geedka naarjiinka.
2
Miraha geedka naarjiinka.
3
Xasdharaad yaryar oo dhiigga xoolaha ka nuuga.
4
(-bayaal, m.l./dh) Weel harag ka samaysan oo subagga lagu shubto. ld qunbe.
Wadarta Magacan
-bayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qumannimo
Magac dheddig
2: qumanyannimo
Magac dheddig
3: qumanyaysad
Magac lab
4: qumanyaysasho
Magac faleed dheddig
5: qumanyaysi
Magac lab
6: qumanyayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
7: qumanyo
Magac dheddig
8: qumaqase
Magac lab