Qaamuusle LogoQaamuusle

raaracsan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

raaracsan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹.
Is-rogga falkan

-amay, -antay

raaracsan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan².
Is-rogga falkan

-naa, -nayd